Dibed baxayaal careysan oo buux dhaafiyey xarunta Madaxtooyada Suudaan

Dibad-baxayaal kumanaan gaaraya ayaa isugu soo baxay afaafka hore ee madaxtooyada caasimadda Suudaan ee Khartuum iyagoo ku dhawaaqaya ereyo ka dhan ah dowladda Dadka ayaa ku eedaynaya dowlada waxqabad la’aan dhibaatada haysata dhaqaalaha. Dibadbaxa ayaa waxaa ku baaqay siyaasiyiin lala xiriiriyay xubno sarsare oo ka tirsan milateriga oo diiddan nidaamka xukun madani ah loogu wareejinayo … Continue reading Dibed baxayaal careysan oo buux dhaafiyey xarunta Madaxtooyada Suudaan